# of occurrences |
# of sentences |
Sample sentence |
0 |
3398 |
Af daboolan waa dahab. |
1 |
5005 |
!mardambena yaan kaa maqlin "doorodaada iga cesho"! |
2 |
5157 |
Xamar ayaa midigta nooga bidhaantay. |
3 |
4712 |
Baarlamanka oo mudooyinka u muuqda mid boorka uu isaga jafay habacsanaantii lagu soo eedeeyay bilooyin ka hor ayaa wajihi doonaa dhowaan arrimaha dhaqaalaha dalka iyo xaaladaha sicir bararka ee dalka la soo gudboonaaday. |
4 |
3945 |
Ma jiraan mas’uul ka tirsan dowladda oo ka hadlay ciidamadan faraha badan ee soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna markii hore ay ka soo ambabaxeen magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. |
5 |
2995 |
Waa markii ugu horeysay oo ay DF qaado talaabo ay Muqdisho ugu sameynayso dastuur gaar ah, iyadoo dhawaan wasaarada dastuurku ay shaacisay in sidoo kale dastuurka guud ee dalka isbadal lagu sameyn doono, codna loo weydiin doono shacabka Soomaaliyeed. |
6 |
2070 |
Wasiirku wuxuu intaa raaciyay in meesha wax ka dhaceen ay tahay, kaalin si ku-meelgaadh ah loogu ogolaaday qoloda deggan, uuna siiyay mid ka mid ah Maayaradii Hargeysa ee ka horeeyay Maayarka hadda xilka haya, Mr. Cawl Cilmi Cabdalla. |
7 |
1280 |
Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamadan ay hoggaamin doonaan xubno sare oo ka tirsan dowladda KMG, kuwaasi oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha gudaha Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacma Dheere) iyo xubno kale oo ka soo jeeda gobolka Jubada Hoose. |
8 |
728 |
Xoogagga wax-soo-saarka iyo xiriirka bulshadu heerka uu gaarsiisan yahay ayaa had walba laga gartaa ummad kasta cilmigeeda, dhaqankeeda (Afku laf dhabarka u yahay) ibaxnimadeeda, iyo horumarkeedu heerkuu ku sugan yahay. |
9 |
384 |
Sheekh Xasan Mahdi oo ah mas'uul ka tirsan Isbahaysiga ARS-Asmara oo isaguna ka hadlay goobta lagu soo bandhigay ciidamada ayaa sheegay in Maleeshiyada goostay ay ogaadeen khiyaanooyinka ay maleegayaan Sh. |
10 |
192 |
" Gabadhii ayaa sidii oo la qaniinay kor u booday oo fajacday, kolkaasay intay kor u qaylisay ku tidhi; "Anagu meeshan uma joogno in aanu NGO Argagixisada caawino, hawlaha argagixisadana Lacag uma hayno, markaa raali baad naga ahaan doontaan. |
11 |
84 |
Baaritanadan ayaa la sheegay inay uga gol-leeyihiin sidii ay u xaqiijin lahayen wararka sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabab ay ku sugan yihiin deganada Iidale iyo Manas, iyadoo ilo wareedyadu sheegayaan in ciidamadaan wataan gawaarida dagaalka. |
12 |
30 |
Dugsiga VTC-Burco ayaa la furay sannadkii 1998-kii, ayaa kaalin muhiim ah ka soo qaatay dib-u-dhiskii iyo horumartii waxbarshada Gobolka Togdheer, isagoo ahaa dugsigii ugu horreeyay ee lagu dhigto waxbarshada casriga ah ee Elektarooniga ah. |
13 |
14 |
Goobjooge ku sugan Diinsoor oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa u sheegay idaacadaha Muqdisho ku yaalla qaarkood in ciidamada DF ay gudaha u soo galeen degmadaas duhurnimadii maanta, iyadoo aysan jirin dagaal dhexmaray iyaga iyo xoogagga Al-shabaab. |
14 |
1 |
Weerarkaan oo marki hore lala beegsadey kolonyo gawaarida dagaalka oo galbineysay Gudoomiyaha gobolka Hiraan Yusuf Dabageed kuwaas oo marayey deegaan lagu magacabo Ceeldheere kaas oo si deg-deg ah ugu fidey tuulada Halgan. |
15 |
4 |
Garoonkiyo istaadiyamkii sacabku Gaaliyo islaamba miyuu Gagabkii jugtii dheenis cuskatay, Goortay arkeen weerarkiyo Gidigoodba waa wada baqiyo Weli guushu waa iga qabyoo, Jeeroon Jabaaniyo gil-gilo Ingiriiska guunka ah anoon Galab u quus-qoynin. |
16 |
1 |
Warbixin: Dagaaladii ka socday Gobolka Galgaduud Dhanka kale Dadkii ku dhaawacmay dagaladii ugu danbeeyay ee ka dhacayay deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa la gaarsiiyay Isbitaalada degmooyinka Guriceel iyo Ceel-Buur ee Gobolkaasi Galgaduud. |